Puntlandchat Blog

Waa Maxay PuNtLaNd ChAt NeTwOrK ?

Posted in Puntland Chat by Admin on September 18, 2009

PuNtLaNd ChAt NeTwOrK Waa shabakad loo Aasasay isku xirka Ummada Somaliyeed, ee ku dhaqan dunida dacaladeeda

PuNtLaNd ChAt waxa ka mamnuuc ah, Cayda, iyo waliba Xayasiiska waxyabo aan munaasib ahayn Sidaa Sawirada Xun Xun, Website-yada Xun Xun iyo waliba Wixii dhaqanka Iyo Diinta ka soo horjeeda oo dhan

Chating Puntland waxa la furay 10 April ee 2009 Waxana Aasasay ENG Yusuf Aden, isaga ayaana iska laha fikirada Isku xirka Somalida kala hilowday, Shabaakadan tan iyo markii la Aasasay Waxa iska diiwan geliyey in ka badan 1,500 oo qof kuwas oo ku kala sugan in ka badan 89 dal

Shabaakada iyo Maamulka guud dhamaan waxa u mahad gaar ah u celin Saaxiibada sidaa joogtada ah ugu xiran PuNtLaNd ChAt NeTwOrK

Advertisement

Comments Off

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.