Sidee Isku Diiwan Geliya ?
Marka aad dooneyso inaad is diiwan geliso waxad raacaysa Tusaalaha Hoose
Booqo – Http://www.puntlandchat.co.cc
kadibna dooro Sing Up , Kadibna buuxi Box-ka hoose Adiga oo mid kasta gelinaya waxa u doonayo Tusaale
E-Mail Address – Puntlandchat@hotmail.com
Password ******
Retype Password – Mar labaad ku celi Passwordkii hore ******
Birthday – Geli Tariikhda aad dhalatay adigu oo sax ah
Type The Code – Geli Xuruufta ku qoran Box-ka dhanka Midig
Full Name * Geli Magacaga oo sax ah Tusaale Maxamed Ahmed
Profile Photo – Hadii aad heysato sawir adiga ah soo geli hadii kale dooro sawirka Calaamada Puntalnd Chat
Gender * Jinsiga aad adigu tahay Nin (Male) Ama Naag (Female)
Su’aasha Ah Sheeg Caasimada Puntland, Fadlaan ku qor Garowe Ama Garoowe
Country * Fadlaan Sheeg Wadanka aad joogto Tusaale – dooro Somalia Kadib sheeg magaalada aad joogto Tusaale Galkacayo
FG - Marka is diiwan geliso kadib suug 5 Daqiiqo sii lagu aqbalo , Waa Muhiim in lagu aqbalo
FG – Fadlaan E-Mailkagu ha noqdo mid sax ah sii lagu aqbalo
FG – Khasab ma aha inaad geliso waxa ku qoran halkaasi dhamaantood, waxad gelineysa adiga wax kugu sabsan shaqsi ahan
Mahadsanidiin
Maamulka PuNtLaNd ChAt NeTwOrK
Comments Off